Fadliga Bisha Carafo

  • Waxaa Wanaagsan inaad soontid maalmaha ilaa 9 bisha laga gaarayo sidoo kale
  • waa inaad badisaa Quraanka Aqriskiisa sidoo kale waan inaad istiqfaarta,Takbiirta,Taxmida
  • iyo waliba Sadaqada aad bixisaa sidoo kale Waa inaad Asxaabta Sooman Afurisaa
  • Kheyrkaas badan oo aad sameysid wuxuu kuula micna yahy adoo kacabadii tagay
  • isla markaasna fadligii jihaadka aad heshid mid lamid ah ama ka weyn
  • Maalmaha 10 ka carafo waam maalmaha aduunka ugu qaalisan qof kastana waxaa
  • laga rabaa inuu kafaaideysto maxaa yeelay waa 10ki uu alle ku dhaartay
  • Nabiga SCW wuxuu Yiri”MAALMO CAMAL LASAMEEYO OO ALLE AGTIISA LAGA
  • JECELYAHY MAJIRAAN ILAA MAAHMAHAN MOOYAANE”
  • Saxaabadi ayaa Suaal Waydiiyey Nabiga SCW Jihaadka maka fadli badanyahy maalmhn?
  • Nabiga ayaa ugu jawaabay jihaadka xitaa way kafadli badanyihin maalmahaan ilaa hal nin
  • mooyaane
  • Ninkaasu waa kuma marka
  • Waa ninka naftiisa iyo Maalkiisaba jihaadka geeyay isla markaasna aysan waxba kasoo laaban

One Comment on “Fadliga Bisha Carafo”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *